Baarlamaanka Jubbaland oo War kasoo saaray Xayiraada Diyaaradaha iyo Xariga Janan (Sawirro)

Baarlamaanka maamulka Jubbaland oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Kismaayo ayaa waxa ay kaga hadleyn xayiraada dowlada federaalka Soomaaliya kusoo rogtay diyaaradaha taga Kismaayo iyo xarigii Muqdisho loogu geestay Wasiirka Amniga Jubbaland. Qaar kamid ah Xildhibaanada oo kulanka ka hadlay ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay amarka dowlada federaalka Soomaaliya kusoo rogtay diyaaradaha taga magaalada … Continue reading Baarlamaanka Jubbaland oo War kasoo saaray Xayiraada Diyaaradaha iyo Xariga Janan (Sawirro)